DHAGEYSO:- Waxgaradka Gobolka Sool oo Fariin Culus u diray Madaxweynaha Somaliland

0

Odayaasha iyo Waxgaradka ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa eedeyn u jeediyay Hay’adda amaanka ee maamulka Somaliland.

Waxa ay sheegeen in falal amni daro ay ku soo bateen Gobolka Sool gaar ahaan Magaalada Laascaanood.

Waxa ay ugu baaqeen Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo in uu Xilka ka qaado Hay’addaha amaanka ee Maamulka Somaliland.

Waxa ay si gaar ah eedeyn ugu jeediyeen Taliyaha Booliiska iyo Wasiirka Arrimaha gudaha ee Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-