DHAGEYSO:- Xasan Yacquub " Farmaajo Kuwii Hore Waa Ka Xunyahay" Iyo Baqdin Soo Wajahday Argagixisada.

0

Sharwade Xasan Yacquub oo ka mid ah Saraakiisha ugu sareysa ururka argagixisada ah ee Al-shabaab oo ka hadlay Doorashada Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Farmaajo uu ka shar badan yahay kuwii isaga ka horeeyay,islamarkaana mowqifkooda waxba ka badaleyn.

Wuxuu sheegay Sharwade Xasan Yacquub in Farmaajo uu yahay nin ay soo dirsatay Gaalo kana shaqeynanaya danahooda,Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay ineysan raacin,islamarkaana ay la diriiraan.

Isagoo hadalkiisa sii wata Sarkaalkaan ka tirsan argagixisada Al-shabaab ayuu ku habjabay iney Mujaahidiintu ay dilayaan Cidii raacda Xukunka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO