DHAGEYSO:- Xisbiga FRP Ee Norway Oo Dalbaday In R/wasaare Xasan Khayre Lagala Laabto Dhalashada Norway.

0

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xisbi ka mida xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka Norway ayaa ku baaqay in dhalashada dalkaasi lagala noqdo Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Xisbiga FRP oo kamid ah xisbiyada talo-wadaaga ee hadda ka taliya Norway ayaa soo jeediyey in dhalashada dalkaas lagala laabto Xasan Kheyre maadaama uu Soomaaliya ka noqday Ra’iisal wasaare.

 

 

 
HOOS KA DHAGEYSO