Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay

0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed oo maalimihii lasoo dhaafay ku sugnaa dalka Sucuudi Carabiya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay .

Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa dalka Sucuudi Carabiya Waxaana uu kulamo kala duwan  la qaatay Madaxda dalkaasi.