TOOS U DHAGEYSO:- Wariye Coldoon Hooyadii "Wiilkeyga Waxaa Loo Xiray Farmaajo Ayuu Taageeray, Dee Anigaba Waan Taageeraa".

0

Hooyada dhashay Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa kahadashay xariga wiilkeeda waxaana ay sheegtay in oo yahay mid xaqdaro ah waxayna codsatay in bilaa shuruud lagu sii daayo.

Sido kale waxa ay sheegtay in ay garaneyn sababta loo xiray wiilkeeda balse umaleneyso in loo heysto tageerada u muujiyay Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ah madaxweynaha cusub ee soomaaliya.

Maalinimadii shalay ayaa garoonka magalaada hargeysa laga qabtay wariyaha xili oo kasoo laabtay magaalada muqdisho oo kusugnaa dhawaanahaan.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO