DAAWO:- Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo Oo Dawladda Kenya Ay U Riday 21 Madfac Oo Salaan Sharaf Ah.

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabudllaahi Farmaajo iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayay ayaa maanta waxa ay booqdeen Madaxtooyada Dalka Kenya halkaas oo uu kusoo dhaweeyay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta golaha dawladdiisa iyo saraakiisha sare ee ciidamada dalkaas.

Madaxweyne Farmaajo ayaa markii uu gaaraya halkaas  ay ciidamada dalka Kneyna u rideen 21 Madfac oo Salaan Sharaf Ah.

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO