DAAWO:- Sawiro laga soo qaaday Qaraxii ka dhacay Muqdisho

0

Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay maqaayad ku taalla agagaarka Hotel Naasa-Hablood 2 ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Maqaayadda uu Qaraxu ka dhacay ayaa lagu magacaabaa Banooda.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa ah qeybta baabuurta la dhigto ee maqaayadda.

Hoos ka Daawo Sawirada:-