DAAWO+SAWIRRO:- Shirkada Dahabshiil Oo Deeq Lacageed Ku Wareejisay Gudiga Abaaraha Degmada Balanballe.

0

Shirkada Dahabshiil ayaa deeq lacag ah oo cadadkeedu yahay $5,000 oo Doolar Kawareejisay Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Balanballe.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
Balanballe, Soomaaliya