DHAGEYSO:- Barlamaanka Galmudug oo Gacanta Isula tagay Iyo Gudomiyihi Gudiga Doorashada oo Jir dil loo geystay

0

Gudoomiyiha Gudiga Doorashada Baarlamaanka Galmudug Xildhibaan Geelle ayaa  jirdilyo  loo geeystay kadib markii ay dagaalameen xildhibaan kale .

Dagaalka gacan hadaka ayaa yimid kadib markii ay isku khilaafen xildhibaanada xiliga doorashada la qabanayo.

Xildhibaan Maxamed Xasan Geele oo kamid ah maamulka Galmudug ayaa maanta Feer ilkaha looga daa’diyey kadib dagaal ka dhashay kulan ay maantay iskugu yimaadeen baarlamaanka Galmudug oo looga doodayey waqtiga ay dhacayso doorashada madaxwaynaha galmudug,

Xildhibaanka ilkaha laga riday ayaa ka mid ahaa xildhibaanno soo jeediyey in la qaato Warsaxaafadeedkii ra’iisul wasaare khayre ee ahaa nin 45 cisho dib loo dhigo doorashada madaxwaynaha Galmudug, kadibna waxaa halkaas ka bilowday gacan ka hadal dhexmaray xildhibaanada Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-