DHAGEYSO:- Madaxweyne Shariif Xasan Oo Sheegay In Uu Koonfur Galbeed U Sameen Doono R/wasaare.

0

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta ka qeybgalay barnaamij Barnaamij loogu magac daray (Todobaadka dowladda Koonfur Galbeed iyo shacabkeeda) oo loola jeedo barnaamij ay shacabka kula xisaabtamayaan Madaxda kaasoo ka dhacay Xarunta Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaan halkaas kaga dhawaaqay arrin cusub oo lagu soo kodhin doono maamulkiisa Koonfur Galbeed midaas oo uu kaga duwanaan doono Maamul Goboleedyada dalka ka jiro.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO