DHAGEYSO:- Naafada Degmada Balanballe Oo Ka Cabanaya Xaalada Nolol Xumo Ah Oo Soo Wajahday.

0

Naafadan  kunool Degmada Balanballe ee Gobalka Galgaduud ayaa kacabanaya Daryeel la’aan haysata , iyadoona Magaalada Balanballe ay ku nool yihiin inkabadan 100 Ruux oo iskugu jira kuwo lixaadkooda kuwaayay Haraadiga Walxaha qarxa iyo kuwo kunaafoobay Cudurka Dabeysha

Kala Xiriir Gudoomiyaha Ururka Naafada Balanballe Odowaa Cismaan Dhalin 00252615922822

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
Balanballe, Soomaaliya