DHAGEYSO:- Waxgaradka Magaalada Gaalkacyo oo ku baaqay in la furo wadooyinka Xeran

0

Waxgaradka ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay ka hadleen wadada ilaa iyo hada xiran ee kala goysa labada maamul ee Galmudug iyo Puntland.

Kulan ay yeesheen Waxgaradkan ayaa waxa ay kaga hadleen xirnaanshaha wadooyinka, waxaana ay ku baaqeen in la furo wadooyinkii ku xirmay Dagaaladii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

Waxa ay sheegeen muhiim in ay tahay in laga wada shaqeeyo amniga, sidoo kalena la iskala shaqeeyo sidii labada dhinac ay isku dhexgali lahaayeen.

Hoos ka Dhageyso Codka:-