DHAGEYSO:- Xildhibaan Idirs Cabdi Dhaqtar "Xukuumada Cusub Ee R/wasaare Kheyre Waxaa Diidan 180 Xildhibaan.

0

Waxaa si lama filaan ah ku kordhay xildhibaannada golaha shacabka ah ee diiddan xukuumadda Xasan Cali Kheyre oo 21-ka bishana kaga dhowaaqay Muqdisho.

Xildhibaan Idirs Cabdi Dhaqtar oo saakay la hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in tirada intii hore ay ka badatay islamarkaana hadda la marayo 180 xildhibaan.

Dhaqtar ayaa sheegay in marnaba xukuumaddan aysan ka gudbi doonin sida uu sheegay golaha shacabka islamarkaana dib loogu celinayo Ra’iisul wasaare Kheyre.

Xildhibaankan ayaa sidoo kale kula taliyey Ra’iisul wasaarah inuu dib uga laabto magacaabista wasiirada, kahor inta aan lagu soo celin waqtina aanu ka khasaarin.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO