DHAGEYSO+SAWIRRO:- Gudiga Abaaraha Caabudwaaq Oo Deeq Lacageed Gaarsiiyay 47 Ruux Oo Cudurka Shuban Biyoodka Soo Ritay.

0

Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Caabudwaaq ayaa kaalmo lacag ah oo dhan (Shan boqol) $500 oo doolar ugu deeqay 47 Ruux oo uu soo ritay Cudurka Shuban Biyoodka isuguna jira Caruur iyo dad waa wayn kuwaasi oo xaaladooda Caafimaad lagu dabiibayo Centarka Xaafada Ubax kadib markii Isbitaalka ka agdhow goobtaasi ay buux dhaafsheen Dad kale oo uu soo ritay Cudurka Shuban Biyoodka.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
Caabudwaaq, Soomaaliya