DHAGEYSO+DAAWO:- Maamulka Degmada Balanballe iyo Gudiga Gurmadka Abaaraha Oo Deeq Lacageed U Qaybiyay Dadka Ay Abaarta Saameysay.

0

Maamulka Degamda Balanbale ee Dowlad Goboleedka Galmudug Iyo Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Balanballe ayaa Inkabadan 100 Qoys oo ah dadka ay Abaaruhu saameeyeen gudoonsiiyay Deeq Lacag ah.

Hadii aad dooneyso in aad sii caawiso walaalaha ay abaartu saameysay la xiriir Maamulka iyo Gudiga.

Tel: 00252615338355 Guduudow Qasnajiga Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Balanbale

Tel: 00252615314866 Gudoomiyaha Degmada Balanbale Jaamac Xayle

Tel: 00252615517603 Suldaan Cabdinaasir

Tel: 00252615706170 Madaxa arimaha Bulshada Saalax Cabdile

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
Balanballe, Soomaaliya