SAWIRRO+VIDEO:- Maamulka Caabudwaaq, Ururada Badbaado Iyo Horseed Oo Deeq Gaarsiiyay Barakacayaasha Abaarta Ee Magaalada Caabudwaaq Iyo Baaq Dawladda Loo Diray.

0

Maamulka Degmada Caabudwaaq ,Ururka Bad-baad ee Waqooyiga Gobalka Galgaduud , Ururka Horseed iyo Gudiga Gurmadka Abaaraha ayaa Gurmad deeq ah gaarsiiyay Dadka ay abaaruhu soo barakiciyeen ee kunool kaamamka Magaalada Caabudwaaq.

 

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

HOOS KA DAAWO

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
Caabudwaaq, Soomaaliya