TOP DHAGEYSO:- Waa sidee Xaalada amni ee Magaalada Beledweyne ?

0

Guddoomiyaha gobolka Hiiraa, Cali Jeyte Cismaan,  ayaa sheegay mar uu ka hadlayey amaanka Baladweyne inuu wanaagsanyahay, islamarkaana eysan jirin dhibaatooyin amni oo ka taagan magaaladaasi.

Cali Jeyte, waxaa uu tilmaamay inuu suganayahay aminga, islamarkaana maamulku uu dadaal ugu jiro xoojinta amniga ee magaaladaasi, waxaana uu ugu baaqay hay’adaha inay ka howlgalaan Baladweyne, si ay gargaar u helaan dadka ku dhibaateysan gobolka Hiiraan.

HALKAAN KA DHAGEYSO