AKHRISO:- Qabiilada ay ka soo jeedaan Guddoomiye ku Xigeenada Maanta la Magacaabay ee Gobolka Banaadir

0

Akhristayaasheena Sharafta leh Waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Qabiilada ay ka soo jeedaan Guddoomiye Ku Xigeenada Maanta la Magacaabay iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir.

1-Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda waxaa loo magacaabay Marwo Muluuka Dheere Sheekh Cabduqaadir Wa Beelaha Cad Caka  “ Reer Xamar”.

2- Guddoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga waxaa loo Magacaabay Mudane Saalax Sheekh Maxamed Waa Hawiye—Murusade

3- Guddoomiye Ku xigeenka Arimaha Bulshadda waxaa lo magacaabay Mudane C/llaahi Xaaji Erig Waa Habar Gidir—Sacad.

4- Guddoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud waxaa loomagacaabay: Aadan Sh Cali Habar Gidir—Duduble.

5- Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir waxaa loo magacaabay Marwo Subeyda Maxamed Mukhtaar Waa Digil iyo Mirifle—Raxa Weyn.