DHAGEYSO:- Al-Shabaab oo Dad ku xir xiray Degaanka Mareerey Ee Gobolka Shabellaha Hoose

0

Wararka ka imaanaya Degaanka Mareerey ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Degaankaas ku Xir xireen Tiro Dhalinyaro ah oo ka mid ahaa Dadka Degaanka Mareerey.

Degaanka Mareerey Ee Gobolka Shabellaha Hoose oo 7 KM u jira Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa shalay waxaa Dagaal kula wareegay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Balse Saakay ayay isaga Baxeen Degaankaas.

Hoos ka Dhageyso Codka:-