DHAGEYSO:- Axmed Ducaale Xaaf oo Cadaado ku soo bandhigay qorshe halis ah oo uu ku guuleysan karo

0

Siyaasi Axmed Ducaale Xaaf oo ka mid ah Musharaxiinta ugu Cad Cad ee Maamulka Galmudug ayaa shacabka degaanadaasi ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan samata bixinta dadka ay abaartu saameysay ee degaanada Galmudug ku nool.

Sidoo kale waxa uu sheegay in hadii uu ku guuleysto Xilka Madaxweynaha Galmudug uu ka shaqeyn doono hormarinta degaanada Galmudug.

Sidoo kale waxa uu sheegay in uu ka shaqeyn doono sidii gurmad dhinac walbo ah ay u heli lahaayeen dadka Soomaaliyeed ee degaanada Galmudug ku sugan ee abaartu ay sameeysay.

Waxa uu Xildhibaanada Galmudug ka codsaday in ay codka siiyaan kana shaqeeyaan isbadal iyo hormarinta degaanada Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka:-