DHAGEYSO:- Galmudug oo ka hadashay halka ay marayaan wadahadalada Galmudug iyo Ahlusuna iyo qodobo wali muran uu ka jiro.

0

wasiirka dib heshinta iyo arimaha Dastuurka Galmudug Cismaan Maxamed Socdaal ayaa sheegay in dowlada soomaliya ay ugu baaqayan in aysan ku dag dagin qaar ka mid ah qodobada ay soo bandhigen maamulka Ahlusana Waljmeeca madama uu xusay in ay tahay arimo masiiri ah oo u yaalla dowlada Galmudug.

Wasiirka ayaa sheegaya in ay soo dhaweynayaan  in Ahlusana Waljeeca ay ku soo biiraan dowlada Galmudug balse aan la ogolaan donin in la bur buriyo Dowlada Galmudug ,isagoona ugu dambeynti ugu baaqay madada ahlusan waljeeca in ay isku soo sharaxan hogaanka Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka:-