DHAGEYSO:- Galmudug “Wadahadaladii aan kula jirnay Ahlusunna waa FASHILMEEN”.

0

Warsaxaafadeed ay qabteen maamulka Galmudug ayaa waxa ay ku sheegeen in gabi ahaan wadahadaladii u socday iyaga iyo Ahlusunna ay fashilmeen.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media