DHAGEYSO:- Jawaari oo si deg deg ah ku soo Xiray Kulamada Baarlamaanka iyo Fasax deg deg ah oo..

0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa soo xeray Kalfadhiga Koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxa ay galayaan Fasax 2 bilood ah oo ay ku aadayaan degaan doorashooyinkooda.

Sidoo kale Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa 2 bil waxa ay ka shaqeyn doonaan samata bixinta dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu ay saameeyeen, waxa ayna booqan doonaan degaanadii laga soo doortay.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa Xildhibaanada kula dardaarmay in ay muddada fasax ah ka faa’iideystaan kana shaqeeyaan hormarinta dadka ay matalaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-