DHAGEYSO:- Madaxweynaha Khaatumo oo u Jawaabay Puntland, uguna baaqay iney ka feejignaa..

0

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa ka jawaabey go’aan Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ku amray inaysan Buuhoodle ka degi karin diyaarad aysan Puntland Arrimaheeda wax ka ogeyn.

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa ku tilmaamay Go’aanka Puntland mid qar iska tuur ah,waxaana uu Xusay in Khaatumo ay Badbaadin doonto Bulshada ku dhibaateysan Magaalada Buuhoodle islamarkaana uu Waajib ka saaran yahay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-