DHAGEYSO:- Roobab Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Qaar Ka Mid Ah Deegaanada Gobolada Dhexe.

0

Wararka naga soo gaaraya gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in qaar ka mid ah deegaanada gobolada dhexe ee Soomaaliya in ay ka da’een roobab halka kuwa kalena la filayo inay ka da’aan saacadaha soo socda.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya