DHAGEYSO:- Sababta dib loo dhigay doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la shaaciyay

0

Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa dib loo dhigay , waxaana ay dhaceysa Saddexda Bisha soo socota sida ay sheegeen Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xasan Geelle ayaa warbaahinta u sheegay in sababo Farsamo owgeed doorashada dib loo dhigay.

Sida kale waxaa uu sheegay in doorashado ay ku dhaceyso waqtigii loogu tala galay waxwalbana lasoo dhameystiri doono.

Saddexda Bisha soo socota ayaa lagu waddaa in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka:-