DHAGEYSO:- Siilaanyo oo War Farxad leh u sheegay Shacabka Somaliland

0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in ay si deg deg ah ku qaataan Kaarka Cod bixinta doorashada.

Waxa uu sheegay in waqtiga uu yar yahay loona baahan yahay in Shacabka Somaliland ay ka faa’iideystaan qaadashada Kaarka Cod bixinta doorashada Somaliland.

Waxa uu sheegay in shacabka Somaliland loogu baahan yahay in ay doortaan hogaan Daacad ah oo ka shaqeyn kara hormarinta Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in meel loogu soo wada jeesto sidii doorasho xur ah oo Cadaalad ah ay ugu dhici lahayd degaanada Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-