DHAGEYSO:- Wasiir Xoosh Jibriil oo ka hadlay qorshaha wax loogu badalayo Dastuurka Dalka Soomaaliya

0

Wasiirka wasaarada Dastuurka ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka warbixiyay qorshaha lagu hormarinayo wax ka badalka Dastuurka Dalka.

Waxa uu sheegay in gobolada dhan uu tagi doono si uu wada tashi ula sameeyo aqoonyahanada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada gobolada Dalka ku nool.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in uu ku dadaalayo sidii dhamaan siyaasiyiinta iyo Bulshada rayidka ay kaalin Muuqato ugu yeelan lahaayeen wax ka badalka Dastuurka Dalka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-