DHAGEYSO:- Xaalad adag oo laga soo sheegayo Degmada Towfiiq

0

Xaalad adag oo dhanka nolosha ah ayaa waxaa laga soo sheegayaa degmada Towfiiq ee Waqooyi Bari Gobolka Mudug.

Degmada Towfiiq ayaa 250 oo KM  kaga began Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, waxaana laga soo sheegaya Xaalad adag oo dhanka nolosha ah.

Degmada Towfiiq ayaa waxaa laga soo sheegaya in aysan ka jirin adeegyo bulsho oo dhameystiran sida adeegyada Caafimaadka, Waxbarashada, iyo adeegyada kale oo bulshada u baahan yihiin.

Sidoo kale waxaa jira dadaal ay wadaan Maamulka Degmada Towfiiq iyo Maamulka Gobolka Mudug ee ku aadan, waxaana soconayo sidii howlo Mashaariic oo hormarineed degmadaasi loogu fulin lahaa.

Hoos ka Dhageyso Codka:-