DHAGEYSO:- Yuusuf Xasan oo Banaanka soo dhigay Siyaasiyiintii u diidaneyd inuu Mar kale guuleysto

0

Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi oo ah Xildhibaan laga soo doortay Kamakuuji ee Dalka Kenya ayaa sheegay in doorashadii uu ku soo baxay la Musuq Maasuqay balse uu ku guuleystay.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Madaxda Sare ay isku dayday in ay codadka kala qariyaan oo si Musuq Maasuq leh loogu guuleysto.

Waxa uu sheegay in uu ku soo baxay kuna faraxsan yahay in uu heysto taageero shacab ah maadaama sida uu sheegay maalmo badan oo banaanbaxyo isaga lagu taageerayo ay ka dhaceen dalka Kenya gaar ahaan Magaalada Islii.

Hoos ka Dhageyso Codka:-