DHAGEYSO+SAWIRRO:- Mu’asasada Al Raxama Oo Deeq Raashin Ah U Qaybisay 500 Qoys Oo Ku Nool Magaalada Caabudwaaq.

0

Mu’asasada Alraxma Foundation ayaa 500 Qoys oo kunool Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud u qaybisay Deeq Raashin ah.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
Caabudwaaq, Soomaaliya