WAR DEG DEG AH:- Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dib loo dhigay

0

Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa dib loo dhigay , waxaana ay dhaceysa Saddexda Bisha soo socota sida ay sheegeen Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa warbaahinta u sheegay in sababo Farsamo owgeed doorashada dib loo dhigay.

Saddexda Bisha soo socota ayaa lagu waddaa in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Doorashada ayaa dhowr jeer waxaa ku yimid dib u dhac.