Nin ay qaraabo Hoose Yihiin Madaxweyne Farmaajo oo Xil Culus loo Magacaabay

0

Afhayeenka Wasaaradda Amniga ayaa loo magacaabay, Axmed Maxamuud Maxamed (Sayid Axmed Carab),

Sayid Axmed Carab ayaa hada ku Magacawnaa Afhayeenka laamaha Amniga Maamulka Jubbaland.

Xilkaan ayaa waxaa laga qaaday C/kaamil Shukri Macalin oo muddo Xilkaan haayay.

Hoos ka Akhriso Warqada ka soo baxday Wasiirka Amniga:-

Sawirka Hoose waa Afhayeenka Cusub ee Wasaarada Amniga Gudaha Xukuumada Soomaaliya Sayid Axmed Carab.