WAR DEG DEG AH:- Qarax Xoogan oo hada ka dhacay Muqdisho

0

War deg deg ah oo haatan nasoo gaaray ayaa sheegaya in qarax xoogan uu goordhow ka dhacay magaaladda Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka inta u dhexeysa Isgooyska Taleex iyo Carwada Taleex ee degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaan oo dhawaqiisa inta badan laga wada maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxa ka dib ayaa waxaa la maqlay rasaas xoogan oo ay ridayeen ciidamada dowlada ee ku sugan goobta uu qaraxa ka dhacay.

la soco Wixii soo kordha..