Akhriso: Madaxweyne Gaas Oo Magaacaabay Agaasimaha Tacliinta Sare Ee Puntland.

0

Madaxweynha Maamulka Puntland Cabdweli Gaas ayaa magaacaabay agaasimaha tacliinta sare ee Puntland una magacaabay Maxamed Axmed Warsame (Shirdoon), kaasoo kamid ah dhalinyarada Puntand.

Hoos Ka Akhriso Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland.