DAAWO:- Faysal Cali Waraabe oo sheegay in Magaca Somaliland la Bedelayo

0

Kadib Heshiis aan caadi aheyn oo ay Khaatumo State ugu biirtay Somaliland ayuu Faysal Cali Waraabe sheegay in haatan laga baxay xantii aheyd Somaliland dowlad ma noqon karto sababtoo ah waa Hal Qabil.

Waxaa uu sheegay in heshiiska ay la galeen Khaatumo uu yahay mid mudo dheer socday isla markaana ay ku faraxsan yihiin in lagu guuleystay.

Sidoo kale, waxaa uu sheegay in la badali doono magaca Somaliland si meesha looga saaro in la isku qaldo iyaga iyo Soomaaliya.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=D7gcKVCnCa4