DAAWO:- Maamulka DDSI oo Xabsiga kasii daayay 1426 Ruux.

0

Iyada oo lagu guddo jiro munaasibadda ciidul fidriga ayaa waxa ay xukuumadda Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya xorriyadii dib ugu soo celisay maxaabiistii ugu badnayd, kuwaas oo tiradooda lagu sheegay 1426 qof.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO