DAAWO:- Madaxweyne Farmaajo oo Jawaab yaab leh siiyay Dadka Mucaaradka ku ah dowladiisa

0

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu baaqay dadka mucaarada dowladiisa iney fursad siiyaan oo ay iska daayaan dacaayada ka dhanka ah dowladda.

Dad badan ayaa mucaaradsan dowladda kuwaas oo si weyn looga dareemo baraha bulshadda, laakiin madaxweyne Farmaajo ayaa ubaahan in danta gaar ahaaneed la iska dhaafo oo qof walba uu ka shaqeeyo sidii dalkan mudada dhibka ku jiray sidii loo samatabixin lahaa laga wada shaqeeyo.

“qofku wax waa mucaaradi karaa, laakiin dowlada waxaa ay ubaahan tahay fursa” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

https://www.youtube.com/watch?v=yWoQkwH8BK0