DAAWO:- Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan “Alxamdulillaah Dhiig karka iyo macaanka i hayay Ramadaan kadib waan ka ladahanay”.

0

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo kumanaan qof oo ka mid ah shacabka dalkiisa kula tukanayay salaada Ciidul Fidriga ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad ay u wanaagsanaatay intii lagu guddo jiray bisha ramadaan.

Waxa uu xusay in cuduradda Macaanka iyo dhiig karka oo isu raacay uu hadda ka ladan yahay, taasna uu rabbi subxaana wa tacaalaaye mahad balaadhan ugu hayo.

“Haddii aan idiinka waramo xaaladayda, waxa aan khibrad ku haystaa in cudurada macaanka iyo dhiig karka oo i hayay in uu rabbi si dhakhso ah iiga dul qaaday, xaaladdayda caafimaadna waa wanaagsan tahay iminka” ayuu yidhi.

 

 

HOOS KA DAAWO