DAAWO:- Qabiil kamid ah Qabiilada dalka Liibiya oo ku taliyay in talada dalkaas loo dhiibo Sayf Islaam Qadaafi.

0

Ahmad al-Shalahli oo ka soo jeeda qabiilka al-Sayan ayaa ku taliyay in hogaanka dalka Libya loo dhiibo wiilka uu dhalay hogaamiye la dilay ee Qadafi, kaas oo lagu magacaabo Saif Islam Qadafi.

Waxa uu sheegay in uu dalka Libya lugaha la galay xaalad cakiran, hasayeeshee nknka badbaadin karaa uu yahay wiilka hogaamiyihii dalka libaya.

Dadka qabiilkaas oo isugu soo baxay soo dhaweynta xabsiga laga sii daayay Saif ayaa sheegay in wax kasta oo uu dalku lahaa la xaday isla markaana uu maalin walba dhiig daadanayo, waxaana loo baahan yahay bay yidhaahdeen in talada wadanka lagu wareejiyo Mujaahid Saif Islaam.

HOOS KA DAAWO