DAAWO:- Sidee Looga Ciiday Maanta Magaalada Hargeysa.

0

Ayadoo maanta guud ahaan caalamka laga ciidaayo ayaa siweyn looga ciiday degaanada Soomaalida degto gaar ahaan maamulka somaliland.

Goobaha lagu oogo salaadaha ciidaha ayaa maanta isgu imaadeyn boqolaal qof oo shacab ah kuwaasi oo ogaayo salaada ciida waxaana qeyb ka ahaa masuuliyiinta maamulkaas.

Shacabka iyo madaxda ayaa isgu marxabeynaaye munaasabada ciida oogeyd waxaana alle oga baryeeyeeyn in ku gaarsiyo ciidaan ciida xigta nabad iyo gelyo iyo barwaaqo.

 

 

HOOS KA DAAWO