DAAWO:- Sidee Looga Ciiday Maanta Magaalada Nairobi.

0

Ayadoo maanta ku beegantahay maalinta kowaad ee ciidul fidriga ayaa maanta siweyn looga ciiday guud ahaan caalamka gaar ahaan dalka kenya.

Soomaali iyo dad kale oo muslimiin ah ayaa siweyn maanta ugu ciiday xaafada islii ee magaalada nairobi tasoo ku badanyihin soomaalida waxaana lasheegayaa in kasoo qeyb galayn culimo waa weyn.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa kamid ah culimada kasoo qeyb gashay kana jeediyay qudbad aad u xasaasi ahayd.

HOOS KA DAAWO