Daawo:- Somaliland oo Isbitaalka Guud ee Hargeysa ku Wareejisay Maandooriyaal Halis ah

0

Guddoomiyaha Maxkamadda Magaalada Hargeysa Axmed Dalmar Ismaaciil ayaa sheegay in Maandooriyaal halis ah oo lagu qabtay Dad Isticmalayay islamarkaana dadka ka iibinayay in hadda lagu waereejiyay Isbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa.

Maandoriyahaan oo lagu Magacaabo Isbiirtada ayaa 124 Liitar,waxaana hadda lagu daweyn doonaa Bukaanada ku jira Isbitaalka Guud ee Hargeysa.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=6MsNCDqcFwg