DAAWO:- Taaladii Dhagaxtuur ee magaalada Muqdisho oo boorka laga jafay.

0

Maamulka degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa mudo dheer kadib ku guuleystay in dib u howlgalinta Taaladda Caanka ah ee Dhagax-tuur.

Munaasabad ka dhacday Taaladaas ayaa waxaa ka qeyb galay madax katirsan dowladda Soomaaliya, oo uu ugu horeeyo duqa Muqdisho iyo Wasiirka amniga.

Sidoo kale haween badan ayaa ku sugnaa xafladaas maadaama Degmada Waaberi ay gudoomiye ka tahay degmada Gabar.

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO