DAAWO:- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdullahi Saxardiid “26-ka Juun inagaa leh, maxaa ka galay Koonfur”.

0

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdullahi Saxardiid (Cadaani) ayaa weerar ku qaaday dowladda Soomaaliya iyo madaxweyne Farmaajo isagoo usheegay in maalinta 26-ka June ay tahay maalin ugaar ah Somaliland.

“Dadka waxbaa isaga qaldan, waxaa ay moodaan in maalintan ay Soomaali ka dhaxeyso, maalintan waxaa gaar u leh Somaliland”ayuu yiri Wasiir Cadaani oo dhanka kale faah faahiyay sababta ka dambeysa iney muhiim siiyaan 18-ka May oo aysan si wanaagsan u xusin 26 June.

Dhanka kale Cadaani ayaa weerar ku qaaday Idaacadaha VOA iyo BBC oo uu ku sheegay kuwa dhibaato ku ah Somaliland, maadaama ay Somaliland weli ku daraan Soomaaliya.

 

 

HOOS KA DAAWO