DHAEGYSO:- Ammaanka Degmada Diinsoor oo si weyn loo adkeeyay

0

Ammaanka Degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa aad loo adkeeyay tan iyo markii ay bilaabatay bisha Barakeysan ee Rammadaan.

Gudoomiyaha degmada Diinsoor ayaa sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay si weyn u adkeeyaan Ammaanka si Al-Shabaab aysan Qaraxyo iyo Weeraro u geysan  Magaaladaasi iyo sidoo kale degaanada hoos yimaada.

Ibraahim Maxamed Nuur ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in xaaladda degmada ay soo hagaageyso inkastoo ay wali ku jirto Go’doon.

Waxaa uu ugu dambeyntii sheegay in degmada goobaha Caafimaadka iyo sidoo kale kuwa waxbarashada ay si aada u liitaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-