DHAGEYSO:- C/weli Gaas oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay

0

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay muhiim tahay inay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland ay gacanta isku qabsadaan sidii dalka hormar u gaari lahaa.

Madaxweyne Gaas, oo ka hadlayey kulan maanta ka dhacay magaalada Garowe Gaar ahaana Xarunta Jaamacada Bariga Africa ayuu ka sheegay hadii wadda Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo ay dhamaystiranto ay Puntland guulo waa weyn gaartay.

Madaxwayne Gaas ayaa sidoo kale wuxuu sheegay inaysan shacabka Puntland aysan waxba uga baahnayn aduun kale iyo taageero kale basle ay dhaqaalohooda ku dhisan karaan dhulkooda.

Hoos ka Dhageyso Codka:-