DHAGEYSO:- Shacabka Degmada Balcad oo la Amray in ay Isdiiwaan geliyaan

0

Gudoomiyaha Degmada Balcad Mudane Cusmaan Maxamed Maxamuud “Xaadoole” ayaa Waxaa uu  ka hadlay Arrimaha Amniga ee Degmadda Balcad iyo Xaalada ay ku sugan yihiin Shacabka ku Nool Degmadda Balcad,Waxa uu Guddoomiyaha ka Hadlay Howlgalada ay Ciidamada Amaanka Degmada Balcad Sameeyaan Xiliyada Habeenkii .

Gudoomiyaha ayaa Sheegay  In Howlagkan uu Yahay Mid Lagu Sugayo Amaanka Degmada Balcad Iyo Deegaanada Hoos yimaada Kaasoo uu Ka Arimiyo Maamulka Degmada Balcad.

Mar uu Ka Hadlaayay Dhalinyarada ay Soo Qabtaan Ciidamada Amaanka ee la Geeyo Saldhiga Degmada Balcad ayuu Sheegay In Qofkii Lagu Waayo Wax Danbi ah  Lasiideynayo Islamarkaana Iyada oo ay Damiin Ka Noqonayaan Waalidiintiisa Iyo Gudoomiye Waaxeedka Xaafada  uu degan yihiin.

Hoos ka Dhageyso Codka:-