DHAGEYSO:- Shacabka Laascaanood oo Hambalyo iyo Fariin u diray Dawladda Soomaaliya sheegayna inay muqadas tahay midnimada Soomaaliya.

0

Shacabka magaalada Laascaano ee xarunta gobolka Sool, ayaa cadeeyay midnimada Soomaaliya inay tahay mid muqadas ah oo lama taabtaan ah, waxayna si cad ugasoo horjeesteen siyaasada habowsan ee Cali Khaliif iyo kooxdiisa ee ku sugan Hargeysa.

Iyaga oo shacabku salaadii Ciida kadib bartamaha magaalada Laascaano kula hadlayay warbaahinta, waxay sheegeen inaysan beesha Dhulbahante matalin kuwa shilimaadka u doontay maamulka Siilaanyo ee doonaya inay kala dhantaalaan midnimada iyo wadajirka Soomaaliya.

Waxay Cali Khaliif ugu baaqeen inuu kasoo laabto siyaasada meesha xun la gashay islamarkaana hadduu xil raadis yahay uu xil u raadsado dowladda federalka Soomaaliya.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO