DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Gudoomiyaha Degmada Saaxo Jabarti Sheekh oo ka warbixiyay dilal maanta ka dhacay Kaxan-dhaale.

0

Gudoomiyaha Dagmada saaaxo ee Gobalka mudug Jabarti Sheekh Yuusuf ayaa ka hadley dilal maanta Ka dhacay deegaanka Kaxan dhaale ee ku yaal Xuduuda Gobolka Galgaduud uu la wadaago dalka Itoobiya.

Jabarti Sheekh yuusuf ayaa sheegay in dad xoolo dhaqata ah ay so weerareen ciidamo siduu sheegey ka amar qaato maamulka Galmudug, isla markaana ay dileen seddex ruux.

Gudoomiyaha Dagmada SAAXO ee Gobalka Mudug Jabarti Sheekh Yuusuf ayaa iska fogeeyey wararka sheegayo in ciidamo looga arimiyo Saaxo ee weerar ku Qaadeen dad shacab ah oo ka soo jeedo deegaanada Galin soor iyo Bandiiradley.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO